Share it with your friends Like

Thanks! Share it with your friends!

Close

Qodobada Caawa Wararka ugu waaweyna Waxa ka Mida ah Tirinta Cododka Doorashadii somaliland oo Xawli ku socota , Qaraxyadii Magalada Moqdisho ee Soobe oo laga joogo mudo bil ah , Ciyaar yahan ka Mo Farah oo bilada Sir si rasmi ah loo siiyay .

<